Fariinta Gudoomiyaha
Dallada Hormarinta Macaahida iyo Madaarista Quraanka ee Midnimo waxay ka shaqaysaa mideynta machadyada Shareecada, tayeynta waxbarashada iyo xoojinta wada-shaqeynta hay’adaha waxbarashada diinta. Waxaan hiigsanaynaa waxbarasho tayo leh oo kobcisa aqoonta, akhlaaqda iyo tarbiyadda jiilka Soomaaliyeed.
Dalladu Waxay doonaysaa in ay noqoto hormuudka waxbarashada shareecada islaanmka.
Our Commitment
Waxa Aan U Taaganahay

Midaynta Macahida iyo Dugsi Quraanada
Xoojinta xiriirka iyo wada-shaqeynta machadyada Shareecada si loo gaaro horumar wadajir ah.

Tayenta Waxbarashada
Horumarinta hababka waxbaridda, maamulka machadyada iyo tayada aqoonta ardayda.

Aqoonta iyo Tarbiyadda
Kobcinta aqoonta Shareecada, akhlaaqda wanaagsan iyo tarbiyadda jiilka Soomaaliyeed.

Adeegga Bulshada
Dhiirrigelinta dadaallada waxbarasho iyo samafal ee wax ka tara horumarka bulshada.
Management Board
Maamulka Dallada

Hassan Abdi Warsame
Chairman
Xassan Cabdi Warsame; gudomiyaha guud ee dallada

Ahmed Abdirahiim Abdiqadar
Vice Chairman
Ahmad Cabdiraxmaan Cabdiqaadir; gudomiye ku xigenka

Salad Ahmed Diiriye
General secretary
Salaad Axmad Diiriye: Xoghayaha Guud ee dallada
Voices of Our Community
Maxaa nalaga yiri

